Jaamacadda ACCORD ee Muqdisho oo la hordhigay dalab muhiim ah

Qaar ka tirsan ardayda wax ka barata Jaamacadda Accord faraceeda Muqdisho, ayaa ka dalbaday hormuudka Jaamacadda in loo sameeyo fagaare lagaga doodo dhacdooyinka siyaasadeed iyo kuwa bulsho ee dalka ka dhaca, waxaanna ay sheegeen in fagaarahaasu noqon doono mid lagu gorfeeyo arrimaha xasaasiga ah ee dalka ka dhaca, tallooyin turxan bixin ahna lagaga jeedin doono … Continue reading Jaamacadda ACCORD ee Muqdisho oo la hordhigay dalab muhiim ah